Hargeisa(Gaaroodinews)Wareegto Uu Maalintii Shalay Ahayd Uu Soo saaray Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Cabdinaasir Cumar Jaamac Oo Nuxurka Dulucdeedu Uu Ahaa In Warbaahinta Qaranka Somaliland Laga Siidaayo Hadalada Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ayaa Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Md Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) Oo Warbaahintu Waxka Waydiisay Siduu U arko Goaanka Ay Xukuumada Somaliland Ay Ugu Ogilaatau In Wararkooda Laga Sii Daayo Warbaahinta Qaranka Ayaa Sheegay Inay Markii Horeba Waajib Ay Ahayd In Dhamaan Xisbiyada Mucaaradka Ay iska Dhex Arkaan Wararkoodana Laga sii Daayo Warbaahinta Qaranka
Daawo Muuqaalka Warkaas :-