Wajaale(Gaaroodinews) Inta La Ogyahay Afar Qof Ayaa Kudhintay Toban Qof Oo kalena Wayku Dhaawacmeen Kadib Markii Uu Kusoo Dumay Dhisme Laga Dhisaayay Magaala Ganacsiyeedka Wajaale Ee Gobolka Gabiley
Daawo Muuqaalka Warkaas :-
Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan: GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM