GAAROODI NEWS NETWORK

Deeq Lacageed Oo Lasoo Gaadhsiiyay Beeralaydii Ay Waxyeelaysay Duufaantii Salaxley + Muuqaal

Salaxley(Gaaroodinews) Qurbajoogta Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ayaa Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyay Beeralaydii Waxyeeladu Kasoo Gaadhay Duufaantii Kadhacday Degmada Salaxley

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM