Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Waddani Maxamed Aadan Jirde Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Tacsi Udiray Eheladii Ayka Baxeen Labadii Marxuun Ee Shalay Kugeeriyooday Badda Berbera
Gudoomiyuhu Waxaa Uu Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay Inanay Ajande Siyaasadeed Aanay Kalahayn Dhibaatadaa Nafwaaga ah Ee Marwalba Soo Noqnoqonaysa
” Qofka Badda Berbera Kuqarqooma Waxaa Lasugaa Inta Aysoo Tufayso ”
Daawo Muuqaalka Warkaas :-