GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Mawliid Kayse Muxumed (Qaro) Oo Munaasibad Taageero Ah Loogu Sameeyay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayihii Hore Ee Dawlada Hoose Ee Hargeisa Md Mawliid Kayse Muxumed (M.Qaro) Oo U Sharaxan Doorashada Golayaasha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Xaflad Soo Dhawayn Iyo Taageero Ah Loogu Sameeyay Magaalada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM