GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg :- Boqor Raabi Oo Sheegay In Dhaqaalaha Dalku Dad Gaara Jeebkooda Uu Kudhaco

Hargeisa(Gaaroodinews) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Dalka Ayaa Sheegay In Dhaqaalaha Dalku Dad Gaara Jeebkooda Uu Kudhaco Isla Markaana Khayraadka Dalka Cid Gaara Ay Leexsatay Xukuumaduna Aanay Dadka dhex U Ahayn

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM