Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Eng Cabdilaahi Cali Xasan Oo Kamid Ah Musharaxiinta Utaagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Hotelka Hadhwanaag Waxaa Uu Ku Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Tartanka Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa
Madal Ilyartu Isqabatay Oo Lagu Shaacinaayay Musharaxnimada Musharaxa Oo Habeenkii Xalay ahaa lagu Qabtay magaalada Hargeisa Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Siyaasiyiinta Salaadiinta Iyo Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharaxu Waxaanay Dhamaantood Sheegeen Inay Musharaxa Garabtaaganyihiin Codkoodana Siin Doonaan
Daawo Muuqaalka Warkaas :-