Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Md Ahmed Muumin Seed Ayaa Saddex Diyaaradood Oo Kuwa Qumaatiga Ukaca Kala Wareegay Haayada FAO
Wasaarada Horumarinta Beeraha Ayaa Dadaal Ugu Jirta Sidii Looga Hirtagi lahaa Loona Cidhib Tiri Lahaa Ayax Kuhabsaday Qaarkamida Deegaanada Somaliland
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Ahmed Muumin Seed Ayaa Sheegay In Wasaarad Ahaan Ay dadaal Badanku Bixiyeen Ladagaalanka Ayaxa Maantana Aykeeneen Saddex Diyaarado kale Oo lagula Tacaalaayo Ayaxa Horena Ay Ujireen Laba kale
Daawo Muuqaalka Warkaas :-