GAAROODI NEWS NETWORK

” Xaflado Cid Lagu Taageeraayo Laguma Qaban Karo Gobolka Sanaag ” Gaashaanle Saleebaan Ubaxle

Hargeisa(Gaaroodinews) Taliyaha Ciidanka Policeka Gobolka Sanaag Gaashaanle Dhexe Saleebaan Ducaale Ubaxle Oo Xafiiskiisa Shir Jaraaid Kuqabtay Isaga Oo Ay Hareero Joogaan Saraakiisha Sarsare Ee Ciidanka Policeka Gobalkaasi Waxa Uu Digniin Culus Kasoo Saaray Kulamada Siyaasadeed Ee Aan Fasaxa Looga Haysan Maamulka Gobolka Sanaag

Dhanka kale Taliye Saleebaan Ubaxle Waxaa Uu Dhankooda Fariin Digniin ah Udiray Masuuliyiinta Hotelada Magaaalada Ceerigaabo Oo Uu Uga Digay In Hoolashooda Lagu Qabto Shirar Siyaasadeed Oo Aan Maamulka Fasax Looga Haysan

” Xaflado Cid Lagu Taageeraayo Laguma Qaban Karo Gobolka Sanaag ” Gaashaanle Saleebaan Ubaxle

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM