Hargeisa(Gaaroodinews) Daawo Khudbadii Uu Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Uu Kajeediyay Shirwaynihii Afraad Ee Xisbiga
Madaxweyne Biixi Ayaa Kadareen Celiyay Sida Uu U Arko Kootadii Haweenka Ee Aylaaleen Golaha Wakiilada Somaliland
” In Haweenka Kootadooda La Laalaa Waxaan Leeyahay Sax May Ahayn ” Madaxweyne Muuse Biixi
Daawo Muuqaalka Warkaas :-