Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Jaamac Ismail Cige (Jaamac Shabeel ) Oo Hore Uga Tirsanaan Jiray Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Waxlaga Waydiiyay Shirwaynaha Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Ee Maanta Kafurmay Magaalada Hargeisa Ayaa Kadareen Celiyay Siduu U Arko Shirkaas
Siyaasi Jaamac Shabeel Ayaa Eedo Culus Usoo Jeediyay Madaxweynaha Somaliland Oo Uu Ku Eedeeyay Inuu Kala Qaybiyay Dadkii Iyo Dalkii Reer Somaliland ” Madaxweyne Biixi Dalka Iyo Dadkaba Wuukala Qaybiyay ”
Siyaasi Jaamac Shabeel Waxaa Kale Oo Uu Sheegay In Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Uu Yahay Shir Cid Gaara U Afduuban
” Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Waa Mid Cid Gaara U afduuban Hadii Uu Dimuqraadi Ahaan Lahaa Siilanyo Ayaa Kaqayb Gali Lahaa ” Siyaasi Jaamac Shabeel
Daawo Muuqaalka Warkaas :-