GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Iyo Sidii Ay Udhacday Codaynta Hogaanka Sare Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Shirkii Oo Galay Maalintii Labaad

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Maalintii Labaad Galay Shirwaynihii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Lagu Dooortay Hogaanka Sare Ee Xisbigaasi Iyada Oo Madasha Ay maanta Fadhiyeen Ergooyinka Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka

Hadaba Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Iyo Sidii Ay Udhacday Codaynta Hogaanka Sare Ee Xisbiga Kulmiye

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM