Hargeisa(Gaaroodinews) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baaashe Maxamed Faarax oo khudbad kooban ka jeediyey shirweynaha Kulmiye ayaa hoggaanka cusub u soo jeediyey in laga daba tago xubnaha xisbiga cadhada kaga maqan.
Wuxuu ku taliyey in laga shaqeeyo sidii xisbiga la isugu wadi lahaa.
Daawo Muuqaalka Warkaas :-