GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Hambalyeeyay Qaabkii Uu Usoo Dhamaaday Shirwaynihii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Waxa Uula Dardaarmay Xubnaha Xisbiga Kulmiye

Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ayaa Hambalyeeyay Qaabkii Uu Usoo Dhamaaday Shirwaynihii Afraad Ee Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Waxa Uula Dardaarmay Xubnaha Xisbiga Kulmiye

“Arrinta ugu muhiimsani waa in aynu xisbinimada isku qiimaynaa, haddii aynu nahay xisbiga KULMIYE nahayna waa in aynu hormood ka ka noqonaaa oo aynu qabyaaladda ka baxnaa, maadaama aynu nahay xisbiga ugu weyn ee laba jeer talada dalka ku guulaystay. Waxaan idinku Boorinayaa Tanaasulka Aan anigu Tanaasulay oo kale qof walba uu sidaas oo kale u tanaasulo golaha dhexe oo aynu kor u qaadno xisbinimada.” Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM