Hargeisa(Gaaroodinews) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland Md Ahmed Maxamed Islaam Oo Kahadlay Magaalada Kismaayo Kadib Shirkii Arimaha Doorashooyinka Ee Dhawaan Lagusoo Gabagabeeyay Muqdisho Ayaa Shuruud Kuxidhay Doorasho Kadhacda Gobolka Gedo
Madaxweyne Ahmed Madoobe Ayaa Dawlada Federaalka Somalia Usoo Jeediyay Inay Ciidamada Aygaysay Kala Baxdo Gobolkaasi Doorashada Kahor Hadii Kale Aanay Gobolkaasi Doorasho Kadhici Doonin
Daawo Muuqaalka Warkaas :-