GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Buubaa Oo Xisbiyada Siyaasada Somaliland Kutilmaamay Xisbigii Kacaanka Soomaaliyeed + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Kamid Ah Siyaasiyinta Waawayn Ee Ruug Cadaaga Ah Ee Reer Somaliland Ayaa Xisbiyada Siyaasada Somaliland Kutilmaamay In Qaabdhismeedkoodu Uu U Eegyahay Siyaasad Ahaan Xisbigii Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed Ee Xukuumadii MW Siyaad Barre

Siyaasiga Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) Ayaa Bartiisa Twitterka Ku Qoray Qoraalkan :-

“Qaab-dhismeedka siyaasadeed ee 3da xisbi ee Somaliland, waa qaab-dhismeedkii Xisbigii hantiwadaaga ahaa ee xukuumadii MW Siyaad Barre. Dhaqankooda keli-talisnimadu ku dheehantahay, wuxuu ka soo maaxaa qaab-dhismeedkooda siyaasadeed. Nabadeen = Nabareen !!!

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM