telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xukuumada Dawlada Somalia Oo Amartay In Baadhitaan Lagu Sameeyo Shaqaalaha Dawlada + Sababta

Muqdisho(Gaaroodinews) Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Federaalka Somalia Ayaa Ku Amartay Haayada Nabadsugida  In Baadhitaan Amni Lagu Sameeyo Dhamaan Shaqaalaha Dawlada Xarumaha Somalia

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom