GAAROODI NEWS NETWORK

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeriga Cali Khaliif Galeydh

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeriga Cali Khaliif Galeyr

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo maanta Jigjiga ku geeriyooday.

Farmaajo ayaa sheegay in marxuumku “uu door muuqda kaga jira sooyaalka Soomaaliya.”

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in la magacaabo Guddi Qaran oo ka shaqeeya Aas-Qaran oo loo sameeyo Marxuumka, si loo maamuuso dadaalkii uu ku bixiyey dalka iyo dadka Soomaaliyeed,” ayaa lagu yiri war qoraal ah o ka soo baxay madaxtooyada

bbc

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM