GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Galaal Oo Kajawaabay Caqabadaha Dhalinyarada Gabooye Kahortaagan Inayka Qaybgalaan Tartanka Doorashada Golayaasha Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Axmed Cabdi Badde (Galaal) Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Da’da Yar Ee Reer Somaliland Gaar Ahaan Beesha Gabooye Oo Kaqaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Ay Uqabatay Musharaxiinta Dhalinyarada Ah Ee Utaagan Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Dhawaab Dalka Kadhici Doonta Ayaa Kajawaabay Caqabadaha Ka  Hortaagan Dhalinyaradu Inay Isku Sharaxaan Doorashooyinka Somaliland

Hadaba Musharax Galaal Ayaa Suaashan Isdultaaagay SiCadna Uga Jawaabay Caqabadaha Ka Hortaagan Dhalinyarada Beesha Gabooye Inay Iskutaagaan Doorashada

” Maxaa Dhalinyarada Somaliland Gaar Ahaan Dhalinyarada Beesha Gabooye Kahortaagan Inayka Qaybgalaan Tartanka Doorashada Golayaasha Somaliland ”

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM