GAAROODI NEWS NETWORK

Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ayaa KaWada Hadlay Sidii Warbaahinta Dawladu U Gudbin Lahayd Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Hargeisa(Gaaroodinews)  Kulan Laba Geesood Ah Oo Ka Dhacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacygalinta Jsl, Kaasi Oo U Dhexeeyay Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ayaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Warbaahinta Dawladu U Gudbin Lahayd Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Kulankan Oo Uu Gudoominaayay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Mukhtaar Mohamed Cali Ayaa Dhanka Wasaarada Ciyaarahana Waxaa Kasocday Saraakiil Sarsare Oo Katirsan Wasaaradaas

Tartankaasi Oo Dhowaan Ka Furmi Doona Garoonka Hargaysa Stadium Ee Magaalada Hargeisa

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM