GAAROODI NEWS NETWORK

” Ma Aqbalayno In Odayaal Dhameeyaan Kiiska Kufsiga Iyo Dilka Ah Ee Burco Kadhacay ” Wasiir Maxamed Kaahin 

Hargeisa(Gaaroodinews)Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Ahmed Ayaa Fal Foolxun Oo Arxan Daro Ah Kutilmaamay Falkii Kufsiga Iyo Dilka Ahaa Ee Hooyo Dhashay Saddex Caruur Ah Loogu Gaystay Magaalada Burco

Wasiir Maxamed Kaahin Waxaa Uu Kufsiga Kutilmaamay Fal Dhibaato Badan Kuhaya Bulshada Iyo Haweenka Reer Somaliland

” Ma Aqbalayno In Odayaal Dhameeyaan Kiiska Kufsiga Iyo Dilka Ah Ee Burco Kadhacay ” Wasiir Maxamed Kaahin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM