GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiir Doofaar Ugu Maahmaahay Bulshadii Deegaankiisa “Haddii Aad La Legdanto Doofaar Dhiiqo Leh”….. Yaa Doofaarka la mid ah ? + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiir Doofaar Ugu Maahmaahay Bulshadii Deegaankiisa “Haddii Aad La Legdanto Doofaar Dhiiqo Leh”….. Yaa doofaarka la mid ah?

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), Ayaa Maalmihii Lagu Gubay Huudhaydhka Magaalada Salaxley Dadka Deegaankiisa Kala mid Dhigay Doofaar Dhiiqo Ku Jira, Kaddib Markii Ay Ka Cawdeen Inaan Xukuumaddu u Gurmanin Duufaantii Ka Dhacday Sallaxley.

Balhadaba Akhriste Dib Udaawo Muuqaalka Hadalkaa Wasiirka Iyada Oo Munaasibado Badan Oo Uu Wasiirku Kahadlaayay Uu Halku Dhigyo Aan Munaasib Ahayn Uu Usoo Qaatay Reerka Iyo Deegaanka  Uukasoo Jeedo

Waxa Xusid Mudan Wasiirada Kale Ee Xukuumada Somaliland Katirsani Xilkii Qaranka Iyo Tii Beeshoodaba Waykasoo Baxeen Balse Wasiir Toorno Ilaa Hada Bulshada Uukasoo Jeedaa Kumuu Celin Wax-Waxqabad Cad Ah Oo Lataaban Karo Taa Badalkeedana Wuxuu Ugu Badalay Inuu Dacaayado Iyo Halku Dhigyo Aan Munaasib Ahayn Uu Ujeediyo Beeshiisa Iyo Deegaankiisaba

 

Daawo Hadalkii Wasiirka Waxbarashada :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM