GAAROODI NEWS NETWORK

” Waxaa Laga Sifaynayaa Xisbiga Qofkasta Oo Soo Eega Qofkasta Oo Dareenleh Iyo Qofkasta Oo Xiniinleh Waa Guuldaro Wayn Oo Maanta Kutimi Kulmiye ” Siyaasi Maxamed Dhimbiil 

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Maxamed Iid Dhimbiil Oo Hore U ahaan Jiray Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Ayaa Sheegay In Hanaankii Xisbiga Kulmiye Ee Isku keenida Iyo Ururinta Taageerayaasha Iyo Siyaasiyiinta Xisbiga Loo Badalay In Lakala Sifeeyo ” Waxaa Laga Sifaynayaa Xisbiga Qofkasta Oo Soo Eega Qofkasta Oo Dareenleh Iyo Qofkasta Oo Xiniinleh Waa Guuldaro Wayn Oo Maanta Kutimi Kulmiye ” Siyaasi Maxamed Dhimbiil

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM