GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Gudoomiyaha Haayada Shaqaaluhu Muxuu Kayidhi Inuu Buuxinaayo Jagadii Xildhibaanimo

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Md Farxaan Aadan Haybe Ayaa Sheegay Inuu Latashi Badan Oo Uu Sameeyay Kadib Uu Kacudur Daartay Inuu  Buuxiyo Jagadii Xildhibaanimo Ee Uu Baneeyay Alle Ha Unaxariistee Marxuum Cabdikareem Aw Cali Shabeel Oo Dhawaan Geeriyooday

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM