GAAROODI NEWS NETWORK

Garsoorayaal Kubada Cagta Ah Oo Cabasho Kamuujiyay Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland + Muuqaal

Burco(Gaaroodinews) Garsoorayaal Kubada Cagta Ah Oo Kasoo Jeeda G/Togdheer Ayaa  Cabasho Kamuujiyay Qaabka Looxulay Garsoorayaasha Dhexdhexaadinaaya Koobka Gobolada Somaliland Oo Dhawaan Lagu Qabanaayo Garoonka Hargeisa Stadium

Garsoorayaashan Ayaa Waxay Eedaymo Usoo Jeediyeen Gudoomiyaha Garsoorayasha Somaliland Khadar Jiilaal Iyo Isuduwaha Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer Kuwaasoo Ku Eedeeyay Qaabka Ay Usoo Xuleen Garsoorayaasha Dhexdhexaadinaaya Koobka Gobolada Somaliland

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM