GAAROODI NEWS NETWORK

Xukuumada Somaliland Oo Goaamo Adag Kasoo Saartay Murashaxiinta Aan Sharciga Ahayn + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xukuumada Somaliland Oo Goaamo Adag Kasoo Saartay Isla Markaana Joojisay Boodhadhkii Xayaysiiska Ahaa Ee Wadooyinka Laga Taagi Jiray Iyo  Murashaxiinta Aan Sharciga Ahayn

Sidoo Kale Waxaa Wareegtadaas Ay Xukuumada Somaliland Ay Soo Saartay Lagu Joojiyay Cuqaasha Cusub Ee Lacaleemo Saaraayo

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM