GAAROODI NEWS NETWORK

Shirwaynihii Beesha Gaashaanbuur Ee Samo-Wade 1 Ayaa Lagusoo Gabagabeeyay Magaalada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Soo Gabagabeeyay Shirwayne Mudo Laba Cisho Ah Kasocday Hotel Ambassador Oo Lamagac Baxay Samawade 1 Oo Ay Qabsadeen Beelaha Gaashaanbuur Ee Beelwaynta Ciidagale

Ujeedada Shirkan Oo Daaranayd Sidii Looga Shaqayn Lahaa Midnimada Iyo Waxwada Qabsida Beesha Gaashaanbuur Iyo Beelaha Kale Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin

Gabagabadii Shirka Samawade Ayaa Waxaa Laga soo Saaray War-Murtiyeed

Qodobada Uuka Koobnaa War-Murtiyeedkii Lagasoo Saaray Shirkaasna Waxaa Kamid Ahaa Ururinta Sakadda Iyo Inay Gudidu Kala Saareen Musharaxiintii Siyaasada Ee Beesha Gaashaanbuur

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM