GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasi Cabdinaasir Buuni Oo Ujawaabay Siyaasi Maxamuud Xaashi  + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Cabdinaasir Buuni Oo Ujawaabay Siyaasi Maxamuud Xaashi

“Maxamuud Xaashow da’deed ahayd markaad xoolaha umadda ku tasa rufaysay , Aayadaha quraanka ee aad maanta soo daliishanaysa ma maantay soo dageen ? Soo may jirin markaad xilka haysayba , waxaad umadda u sheegayso waxaad tahay qofka koobaad ee ku sifoobay , aakhiradaada u tudho oo umadda cafis
weydiiso ”
Siyaasi Cabdinaasir Buuni .

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM