GAAROODI NEWS NETWORK

Masuuliyiinta Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Kormeer Kutagay Garoonka Hargeisa Stadium + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Dhawaan Garoonka Wayn Ee Hargeisa Stadium Kafurmi Doonaa Koobka Gobolada Somaliland

Hadaba Masuuliyiinta Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Kormeer Indho Indhayn Ah Kutagay Garoonka Uu Tartanka Koobka Gobolada Somaliland Uuka Dhici Doono Ee Hargeisa Stadium

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM