GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweynuhu Handaraabkii Uu Sheegaayay Wuu Ula badheedhay ” Hogaamiye Xirsi

Hargeisa(Gaaroodinews)  “Madaxweynaha waxa wakhtigii kaga dhammaaday muran iyo garnaqsi , shirkadaheenii shidaalkana waa la curiyaamiyey, waad arkeysaan shirkadihii diyaaradaha in arrinkoodii lamajara habaabiyey oo gole wasiirro oo aan shaqo ku lahayn layidhi wa la hor-geeyay, waad ogtihiin in garoonkeenii diyaaradaha ee camirnaa maanta cidlo yahay , halka Muqdisho 93 diyaaradood maalin kasta ka degaan , ”

Hoggaamiyaha xisbiga Waddani
Xirsi Cali Xaaji Xasan .

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM