GAAROODI NEWS NETWORK

Musharax Siciid Cudhay Oo Agab Isboorti Ugu Deeqay Xulka Gobolka Maroodijeex + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews)  Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti

Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex

Musharax Siciid Cudhay Waxa Uu Xulka gobolka Gaadhsiiyey Agab Ayka Mid yihiin Garamaan Iyo Kubado. Kuwaas oo wax ka Tari Doona Baahida Isboorti Ee Xulka Gobolka Maroodi Jeex

Tababarayaasha Iyo Ciyaartooyga Gobolka Maroodijeex Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Musharaxa Waxaanay Uga Mahadnaqeen Taageerada Laxaadka Leh Ee Uu Lagarabtaaganyahay Kooxdooda Waxaanay Urajeeyeen Inuu Isagana Ilaahay Kugarabgalo Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

 

Musharax Siciid Cudhay Ayaa Ah Musharaxiinta Xisbiga Ucid Ugu Cadcad Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Oo Dhawaan Lafilaayo Inay Dalka Kadhacdo Waxaanu Musharaxani Uu Taageero Badan Kuleenahay Dhamaan Sideeda Degmo Ee Caasimada Hargeisa

 

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM