GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Oo Laga Helay Xanuunka Covid 19 

Hargeisa(Gaaroodinews) Deg+Deg:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Oo Kusagan Dalka Finland Ayaa Bartiisa Uu Bulshada Kala Xidhiidho Ee FB Kushaaciyay In Laga Helay Xanuunka Covid 19

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM