GAAROODI NEWS NETWORK

Xulka Gobolka Togdheer Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Somaliland Muddo 4 Sanadood Ah + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Xulka Gobolka Togdheer Ayaa Laga Mumnuucay Ciyaaraha gobollada Somaliland muddo 4 Sannadood Ah Sida Kucad Warqad Qaraar Ah Oo Kasoo Baxday Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland

Goaankan Xulka Gobolka Togdheer Lagu Anshax Mariyay Ayaa Waxaa Kusaxeexan Gudida Dacwadaha Ciyaaraha Iyo Anshaxa Gobolada Jamhuuriyada Somaliland

Xulka Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Lagusoo Eedeeyay Taariikhdu Markay Ahayd 4/November 2020 Ciyaartii Aywada Yeesheen Labada Xul Ee Togdheer Iyo Gabiley In Xulka Gobolka Togdheer Uula Yimid Falal Lidi Ku Ah Habsami Usocodka Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Hadaba Gudida Ciyaaraha Oo Eegaaya Sharciga Ciyaaraha Caalamka Ee FIFA CAF CECAFA Iyo SLFF Ee Kooxaha Kukaca qabyaalada Kala Qaybinta Iyo Cunsuriyada Waxay Gudidu Goaamisay In Gobolka Togdheer Gabi Ahaanba ( Maamul Iyo Ciyaartooyba ) Inay Afar Sanno Kamaqnaadaan Saaxada Ciyaaraha Gobolada Jamhuuriyada Somaliland

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM