GAAROODI NEWS NETWORK

Gudida Beelaha Garxajis Ayaa Waxa Ay  Soo Jeediyeen  In Koobkii Ay Daad-Madheedh Kuguulaystay Aanla Soo Marin Magaalada Burco + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudida Garxajis Ayaa Kahadlay Xaalada Guud Ee Magaalada Burco

Gudida Beelaha Garxajis Ayaa Waxa Ay  Soo Jeediyeen  In Koobkii Ay Daad-Madheedh Kuguulaystay Aanla Soo Marin Magaalada Burco

Sidoo Kale Gudidu Waxa Aysoo jeediyeen In Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Dib Loogu Dhigo Gobolka Togdheer

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM