GAAROODI NEWS NETWORK

Xisbiga KULMIYE Oo Afhayeen Cusub Magacaabay

Hargeysa (Gaaroodinews)- Xisbiga KULMIYE, ayaa afhayeen cusub u magacaabay xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye
Afhayeenka cusub ayaa loo Magacaabay Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo Ah Siyaasi Dhallinyaro Ah
Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), Ayaa Soo Saaray Digreetada Magacaabista Afhayeen Buuni, Waxaanay Iyadoo Faahfaahsan Udhignayd sidan hoose:-

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM