Hargeisa(Gaaroodinews) Tababar Usocday Laba Maalmood qaarkamid ah Ciidanka Policeka Somaliland Ee Kahawl Gala Saldhigyada Degmooyinka Maxamed Mooge Iyo Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeisa Ayaa Lasoo Gabagabeeyay
Tababarkan Oo Ciidamada Policeku Ayku Baranaayeen Xuquuqal Aadanaha Iyo Habka Baadhista Iyo Xidhidhka Ayleeyihiin Ciidanka Iyo Dadwaynuhu Ayaa Waxaa kasoo Qaybgalay Hogaanka Saadka Ciidanka Police ka Somaliland
Daawo Muuqaalka Warkaas :-