telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Murashax Nimcaan Cabdi Aabi Oo Shaaciyay Inuu Utaaganyahay Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Hargeisa(Gaaroodinews) Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Shaacinaayo Musharaxnimada Musharax Nimcaan Cabdi Aabi Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa

Murashax Nimcaan Cabdi Aabi Ayaa Ah Musharax Utartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa

Munaasibada Lagu Shaacinaayay Musharaxa Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Uukasoo Jeedo Waxaanay Dhamaantood Isku Raaceen Inay Musharaxa Taageeraan Codkoodana Siiyaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom