Hargeisa(Gaaroodinews) Kulan Balaadhan Oo Uu Agaasimkiisa Lahaa Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Isla Markaana Ayku Wehelinaayeen Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Gaadiidka Iyo Macdanta Masuuliyiin kale Oo Katirsan Xukuumada Xildhibaano Gudoomiyaha Degmada Salaxley Oo Ujeedadiisu Daaranayd Sidii Bulshada Kudhaqan Hargeisa Iyo Koonfurteeda Loogu Wacyigalin Lahaa Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Oo Dhawaan Kaqabsoomi Doonta Dalka Gobolka Maroodijeex
Waxaa Kulankan Lagu Aaasaasay Gudi Wacyigalineed Oo Kashaqayn Doonta Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada
Daawo Muuqaalka Warkaas :-