Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Waxaa Uu Safar ku Tagay Degmada Salaxley Iyo Gobolka Hawd
Wasiirka Ayaa kormeer Indho Indhayn Ah Kutagay Deegaanadaasi Si Uu Wax Uga Ogaado Qaabka Ay Usocoto Isla Markaana Uga Bilaabantay Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Somaliland Deegaanadaasi
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Bulshada Deegaanadaasi Kudhaqan Kubooriyay Inay Isdiiwaangaliyaan Isla Markaana Qaataan Kaadhka Codbixinta
Wasiirku Wuxuu Fariin Gaara Udiray Bahda Waxbarashada Kasoo Kubooriyay Inay Door Laxaadleh Kaqaataan Hawsha Diiwaangalinta Iyo Wacyigalinteeda
Daawo Muuqaalka Warkaas :-