Hargeisa(Gaaroodinews) Tacsi Tiiraanyo Leh Dhamaan Bahda Gaaroodinews Iyo Dhamaan Akhristayaasha Kuxidhan Shabakadan Oo Kala Ah :-
1. Cabdiwali Yousuf Maxamuud
2. Cabdifataax Cismaan Cigaal
3.Fahmi Muxumed Jaamac
3.Cabdi Cali Dayr
4.Cismaan Cumar Dool
5. Cabdale Ismail Cumar
6. Xamse Baashe Ahmed
7. Shaafici Maxamuud Cige
8.Cabdiraxmaan Cali Maxamed
9.Jacfar Cabdiraxmaan Jaamac
10.Kayse Maxamed Jaamac
11.Guuleed Xasan Cabdilaahi
12. Mustafe Cali Xasan
13.Cabdirisaaq Yuusuf Maxamud
14. Mustafe Cumar Cabdiraxmaan
15.Fuaad Muxumed Jaamac
Dhamaan Dadkaasi Waxay Tacsi Udirayaan Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed Cudhay Oo Iido Xasan Cabdisamed Oo Uu Adssr U ahaa Ay U Geeriyootay Shil Baabuur
Dhamaan Dadkaasi Waxay Marxuumada Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Udanbi Dhaafo Naxariistiisii Fardawsana Kawaraabiyo Eheladeedii Iyo Qaraabadeediina Samir Iyo Iimaan Uu Ilaahay Kasiiyo
Aamien Aamien Aamien