Hargeisa(Gaaroodinews) Bahda Shabakada Wararka Gaaroodinews Iyo Dhamaan Akhristayaasha Kuxidhan Oo Kala Ah :-
1. Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud
2. Ahmed Yuusuf (Ah.Quule)
3. Xasan Maxamed Yuusuf
4.Xuseen Cabdilaahi Deeqsi
5. Ridwaan Caydiid Akiid
6.Mawliid Xuseen Caydiid
7.Cabdiwali Yuusuf Maxamuud
8. Maxamed Ibraahim Dhimbiil
9. Khalid Ahmed Cali
10. Ahmed Saxardiid
11. Cabdicasiis Caydiid Yamani
12. Suldaan Ahmed Cismaan Gude
13.Boqor Raabi
14.Barkhad Cismaan Batuun
15.Wasiirku Xigeen Muuse Ibraahim Selef
Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo Meher Wacan Udirayaan Maherka Max’ed Ahmed Cabdilaahi Shabeel iyo Dumaashiyo Saynab Axmed Muuse Oo Meherkoodu Uuka Dhacay Magaalada Hargeisa Alle Ha Isku Barakeeyo Ubad Khayrqabana Hakala Siiyo Insha alaah
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير ❤