telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

BUSHAARO :- Madarisada XAAFIDZAN Online Oo Soo Kordhisay Qaybo Waxbarasho Oo Online Ah

Hargeisa(Gaaroodinews) Bushaaro Bushaaro Bushaaro Madarisada XAAFIDZAN ONLINE Waxay Ogaysiinaysaa Dadwaynaha Reer Somaliland Iyo Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee Kunool Daafaha Caalamka Inay Kuu Diyaarisay Madarisadu Qayb Online Ah Oo Aad Waxku Baran Karto Adiga Oo Jooga Gurigaaga Ama Goobaha Shaqoba

Hadaba Qaybaha XAAFIDZAN ONLINE Ay Kuu Diyaarisay Ee Aad Qaab Online Ah Aad Kubaran Kartaan Waxaa Kamid Ah :-

1:- Quraanka Kareemka 

2:- Axaadiis

3:- Higaad 

4:- Fiqi

5:- Luqada Carabiga 

6:- Afsoomaali 

7:- Siirada Rasuulka 

8:- Caqiido 

Hadaba Akhriste Hadii Aad Danaynayso Inaad Qaab Online Ah Aad Kubarato Qaybaha Kala Duwan Ee Aykuu Diyaarisay XAAFIDZAN ONLINE Waxaad Kala Xidhiidhaa Lanbarada Iyo Ciwaanada Hoos Kuqoran :-

TEL:- 0634424627

Skype:- Xaafidzan@Gmail.com

Email:- Xaafidzan@Gmail.com

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom