Hargeisa(Gaaroodinews)Waxgaradka Cuqaasha Iyo Salaadiinta Beesha Cabdiciise Oo Kamid Ah Beelaha Dega Caasimada Hargeisa Oo Qaadacay Qodobo Kasoo Baxay Shir Xubno Kamid Ah Beeshoodu Hore Uqabsatay
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Cabdiciise Ayaa Sheegay Inay Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed Siciid Cudhay U Aqoonsanyihiin Inuu Yahay Musharaxa Rasmiga Ah Ee Beeshooda
Daawo Muuqaalka Warkaas :-