telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Siyaasiyiinta Iyo Madaxdhaqameedka Beesha Cabdiciise Oo Shaaciyay Musharaxa Rasmiga Ah Ee Beeshooda

Hargeisa(Gaaroodinews) Waxgaradka Cuqaasha Iyo Waxgaradka Iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Maanta Shir Kuyeeshay Magaalada Hargeisa Ayaa Shaaciyay In Beesha Cabdiciise Ay Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed Cudhay U Aqoonsantahay Inuu Yahay Musharaxa Rasmiga Ah Ee Beeshaasi

Odayaasha Iyo Madax-Dhaqameedka Beesha Cabdiciise Ayaa Waxay Waxba Kama Jiraan Kutilmaameen Qodobadii Kasoo Baxay Shir Dhawaan Kadhacay Magaalada Hargeisa Oo Lasheegay In Musharaxiin Lagu Doortay Taasoo Ay Sheegeen In Beesha Cabdiciise Aanay UDhamayn Shirkaas Isla Markaana Aanalagaga Talin Aayaha Iyo Danta Guud Ee Beeshooda

Siyaasiyintii Iyo Madaxdhaqameedkii Kasoo Qaybgalay Shirkan Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Aanay Aqbali Doonin Musharaxiinta Ay Beeshu Isku Raacday In Lagarab Eryo Musharaxiin Aan Kalsooni Kahaysan Iyaga Waxaanay Digniin Udireen Dadka Arimahaas Wada Waxaanay Ugu Yeedheen Inay Ilaaliyaan Midnimada Beesha

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom