Hargeisa(Gaaroodinews) Hogaanka Sare Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Aqbalay Musharaxnimada Siyaasi Cabdilaahi Sheekh Oo Kamid Ah Musharixiinta U Tartamaya Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex
Munaasibad Lagu qabtay Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Salaadiinta Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharaxu Waxaa Ay Sheegeen Wada Tashi Badan Kadib Inay Isla Qaateen Musharax Cabdilaahi Sheekh
Daawo Muuqaalka Warkaas :-