Hargeisa(Gaaroodinews) Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Qabatay Kulan Loogu Qori Tuuraayay Kooxaha Heerarka Kala Duwan Ee A B Iyo C da Ee Kaqaybgalaaya Ciyaaraha Wareegyada Ah Ee Dhawaan Ay Shaacisay Wasaaradu Inay Qabanayso
Daawo Muuqaalka Warkaas :-