telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Kulan Layeeshay Shaqaalaha Wasaaradaas + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Md Ahmed Muumin Seed Ayaa Kulan Lagu Dardargalinaayo Shaqada Wasaarada Isla Markaana Lagusoo Dhawaynaayo Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradaasi Wuxuu Layeeshay Shaqaale Waynaha Wasaarada Beeraha

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom