Hargeisa(Gaaroodinews) Waxaa Magaalada Hargeisa Lagu Qabtay Munaasibad Lagu Shaacinaayo Isla Markaana Lagusoo Dhawaynaayo Murashixiinta Golaha Wakiilada iyo Deegaanka ee Gobolka Maroodijeex Iyo Caasimadda Hargeysa
Murashax Golaha Baarlamanka Saeed Sokeeye iyo Murashax Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Musharax Md Yassin Omar Yare Oo Kasharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani
Munaasibadan Oo Ahayd Mid Ilayartu Isqabatay Isla Markaana Ay Kasoo Qaybgaleen Taageerayaasha Labada Musharax Ayaa Waxaa Sidoo kale Kasoo Qaybgalay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiinta Ugu Sarsaraysa Xisbiga Waddani
Daawo Muuqaalka Warkaas :-