Hargeisa(Gaaroodinews)Kuxigeenka Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Garyaqaan Xuseen Jaamac Belel Ayaa Murashaxiinta Kala Duwan Ee Utartamaaya Doorashada Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Somaliland Uga Digay Inay Isku Dayaan In Muwaadiniinta Kala Duwan Ee Qaatay Kaadhka Cidbixinta Doorashada Somaliland Inay Ka Iibsadaan Kaadhka Musharaxa Isku Dayana Inlaga Qaadi Doono Talaabo Sharciga Waafaqsan
” Cidii Isku Dayda In Ay Iibsato Kaadhka Cidbixintu Waa Shan Sano Oo Xadhiga ” Garyaqaan Belel
Daawo Muuqaalka Warkaas :-