Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Md Cawaale Ibraahim Shirwac Oo Eedaymo Usoo Jeediyay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland
Ex.Wasiir Shirwac Ayaa Wuxuu Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ku Eedeeyay Inuu Kala qaybinaayo Bulshada Aylabadooduba Kasoo Wada Jeedaan
Daawo Muuqaalka Warkaas :-